NaguSooBiir

Midnimadu waa awood, si aan u abuurano bari wanaagsan, aan gacmaha is qabsano, hadaad nagu soobiirto nana taageerto waa gaari karnaa bartilmaameedkeena hadhayalsan awoodaada

Dhisida dal hormarsan waxay u baahantahay taageeradeena si aan udhisano dal hormarsan oo curiya agab kasta oo dal hormarsan u baahanyahay waxaan u baahanahay inaan ku soo biirno ururka taageernana dhaqaale ahaan

Balanteenu Waa inaan Isbadal Dhalino

Midnimadu waa awood, si aan u abuurano bari wanaagsan, aan gacmaha is qabsano, hadaad nagu soobiirto nana taageerto waa gaari karnaa bartilmaameedkeena hadhayalsan awoodaada